kooxda reer London aya waxa ay suuqa ugu jirta difaac raadis, sida ay wararka ku waramayan Tottenham aya dooneysa difaac dhambeedka dhexe.
Waxa aynaa dooneysa in ay heeshis la garan xiddiga dhambeedka dhexe ee Radu Dragusin, warar ileedyo aya waxa ay kuso waramayan in ay heshis la gaari dooanan xiddiga isbuuca sosocda.
0 Comments