Tottenham aya dooneysa in ay Conor Gallagher ku xoogisa khadkeeda dhexe. Conor Gallagher aya kamid aha liska ciyartooyda ay Chelsea fasaxdey xaagigi hore balse waxa uu ku guul daraystay inuu ka tago inkasto ay Tottenham xiso weyn uu qabtey.
Saxafiga weyn ee De Marzio aya sheegaya in ay Chelsea iyo Tottenham ku jiran wadahdalo ay ugu heshiyan saxiixa Gallagher.
kooxda Chelsea aya lagu soo waramaya in Conor Gallagher ku Qimeneyso aduun lacaaged dhan 60 milyan oo Euro.
0 Comments