Kooxda Manchester city aya laguso waramaya in ay dhamaystiraysa saxiixa da'a yarka reer Argentina Claudio Echeverri ee uu ciyaara kooxda River plate.
Sida uu sheegay wareeyaha weyn ee reer Italy Fabrizio Romano, Manchester city aya qorsheynaysa in ay bixiiso lacag 22 milyan oo euro. Claudio aya waxa uu qalinka ku duugi doona qandaraas gaarayo ila 6 saano.
Balse, Claudio Echevierri aya waxa uu si joogi doona River Plate ila dhamadka 2024, sida uu ku waramayo Fabrizio Romano.
0 Comments