Xiddiga reer Argentine ayaa soo jiitay indhaha kooxaha waweyn ee Yurub, tan iyo markii uu Roma kaga soo biiray kooxa ay xafiiltamaan ee Juventus.
Blues aya dooneysa in ay xoojiso khadkeeda dhexe
Werarka, iyado wararka xanta ah ay sheegayaan in Conor Gallagher ay uu badan tahay tago xagaagan.
Xiddiga reer Argentina aya noqon kara saxiix wanagsan
Hadi ay Chelsea lasoo wareegto xagaagan, waxa uu Chelsea kula biiri doona dhigiisa reer Argentina ee Enzo Fernandez.
0 Comments