RASMI: Eric Dier ayaa si Amaah ah ugu biirey kooxda Bayern Munich

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka ingiriska iyo kooxda Tottenham ayaa ka tagay tottenham si uu amaah ugu biiro naadiga Bayern Munich, ila dhamadka xilli ciyaareedkan.

Dier ayaa lumiyay booskiisa joogtada aha ee Tottenham tan iyo imaatinka tabare Ange Postecoglu, maadama hada uu ku biirey mid kamid ah kooxaha ugu waweyn ee Europe, waxa la filaya inuu hormariyo xirfadisa si uu helo booskiisa joogtada aha.

Marki Dier la weydiiyay u dhaqaaqistiisa Munich wuxu yidhi " aad ayan ugu faraxsanaxay Munich waa naadi cajiib ah, talaabadaan waa riiyo ii rumowday , sababtoo ah ilmo ahan waxad dooneysaa inaad uu ciyaarto naadi sida Bayern ah.

Eric aya intas ku dharay " Bayern waa mid kamid ah naadiyada ugu waa wayn addunka waxayna leedhay taariikh cajiin ah. Runti waxan horey uu eegaya la kulanka ciyartoyda cusub iyo taagerayasha Alianz Arena. taasoo aniga ahan an aaminsaxay inaay kamid tahay garoomada ugu fican addunka."

Eric ayaa qandaraaskisu Totten uu dhacaaya dhamadka xilli ciyaareedkan, taas oo uu badan tahay inuu si rasmi ah ugu biiri doono Bayern. Sidoo kale Tuchel aya ah taageree weyn Dier madaama uu isku daayey la soo wareegida Dier ee xagaaagi hore.

Post a Comment

0 Comments