RASMI: Tottenham aya Saacadaha soo socda ku dhawaaqi doonta Saxiixooda cusub ee Radu Dragusin


 Tottenham aya suuqa ugu jirtay sida ugu dhaw ee ay ula soo wareegey laheyd daafac dhexe, waxaana in muudo ah lala xiririnayeey Radu Dragusin.

Tottenham aya heshiis  la gartay kooxda Genoa. Tottenham ayaa heshiiska ku biixin doonta 21 milyan oo euro iyo 4 milya oo dheeri ah sida uu xaqijiyey saxafiga caanka ee Fabrizio Romano.

Radu aya soo gabagabeeyay tijaabada caafimaadka waxaana dhawaan lagu dhawaaqi doona inuu yahay ciyaaryahan Tottenham ah.


Post a Comment

0 Comments