RASMI: Kylian Mbappe ayaa Ogoladay xagaagan inuu ku biiro Real Madrid si Xor ah


 

Kylian Mbappe aya ku biiri doona kooxda Real Madrid si xor ah xilli ciyaaredka soo socda kadib marki la sheegay in Mbappe uu heshiis la gaaray Los Blancos horaanti isbuucaan, sida laga soo xigtay Foot Mercato.

Real Madrid iyo Mbappe aya ku lug laha  sheekoyin suuqa  kala iibsiga ah labadii xaga ee la soo dhaafay inkaasto ay suurto gaalin.

Real Madrid ayan dooneynin inay  mar kale la kulanto niyad jab ku adaan saxiixa Mbappe, isku dayadaas ka dib,.

Sida ay sheegayan wararka Mbappe ayaa go'aansaday inuu ku biiro Real Madrid ka dib markii uu diiday inuu kordhiyo qandaraaskiisa kooxda Paris Saint-German.

Si kastaba ha ahaate warbixinnada ayaa sheegaya in xirmada maalyadeed ee u Mbappe ka helayo Real Madrid ay ka hooseyso kuwii loo bandhigay 25-jirka intii lagu jiray wada xaajodka 2022.

Post a Comment

0 Comments