RASMI: Manchester United aya heshiis la gartay Borussia Dortmund si ay uu Amaahiyaan Jordan Sancho.


Machester United ayaa heshiis amaah ah la gartay kooxda Borussia Dortmund oo ku sabsan xiddiga Jordan Sancho,sida laga soo xigtay Sky Sports News.

Sancho ayaa uu muqda inuu dib ugu laabanayo kooxdisi hore si amaah ah kadib marki ay soo shaac baxday inay isku dhaceen Erik Ten Hag.

Waxa jira rabitaanka labada dhinac si loo dhammeeyo heshiiska. Heshiisku waa amaah toos ah , sancho aya waxa uu qandaaraskisu Kooxda Manchester United dhaamaya 2026.

Post a Comment

0 Comments