Difacaa bidix ee kooxda Tottenham ayaa ugu biiray kooxda Brentford sii amaah ah sida laga soo xigtay Saxafiga weyn ee FabrizioRomano.
Sanaadki an soo dhafnay ayaa Reguilon waxa u muudo kamid ah xilli ciyaareedkiisa ku qaatay kooxda Manchester United, oo uu ku joogay Amaah.

Reguilon ayaa xilli ciyaareedkan ku qadaan doona kooxda Brentford, Brentford maa qorasheyeyso inay sii rasmi ula wareegan xiddiga reer Spain. Ciyaaryahanka aya dib ugu labadan doona kooxdisa Tottenham kadi xilli ciyaareedkan.
0 Comments