WARBIXIN: Ancellotti ayaa ka Jawaabay Suurtagalnimada in ay Real Madrid saxixaato Kylian Mbappe.



Carlo Ancelotti aya waxa uu ka gaabsaday in uu ka hadlo mustaqbalka weeraryahanka PSG Kylian Mbappe, xiddiga reer France aya la filaya in uu ka tago PSG xagagan, maadama uu yahay xor uuna aadi karo naadigi uu doona.

Waxaana lala xiriirnaya kooxda Los Blancos laakin Ancelotti aya ka caga jiiday inuu kaga hadlo wax ku sabsan xiddaga shirkiisi ugu horeeyay ee sanadakan. 

"waxan filaya inad kamid tahay wareeyeyaalka cusub oo an ogeyn inaan ka hadlin arimahas", ayu yiri mar la weydiyeey sual ku saabsan Kylian Mbappe. Waxa uu sidoo kale xaqiijiyay in Real Madrid aysan xagaagan dooneynin saxiix dafaac dhexee ah. 

Post a Comment

0 Comments