Tottenham ayaa dhamaystiraysa heshiiska ay kula wareegayso daafaca dhexe ee kooxda Genoa, kooxaha aya wada haadalo ugu jira sidii lagu dhameyn laha saxiixa.
Tottenham aya rajaynaysa in ay ku dhawaad 25 milyan oo euro kula soo wareegto xiddiga reer Romania, heshiiska ayaa la filayaa in la dhamaystiro todobaadkan gudihisa.
0 Comments