RASMI: Birmingham FC aya shaqada tabaradanimo Ka ceyrisay Wayne Rooney.

              

 

Wayne Rooney aya laga ceyriyay shaqada tabaranimo ee kooxda Birmingham. Kooxda aya xaijisey subaxnimadii taladada.

Tan iyo marki uu noqday tabaraha Birmingham sanadki tagay ee bishi oktoobar, kooxda aya 10 dhibcood  ka heshey 45 surtagal, waxayna guuldaraysatay  9 kulan, waxayna badisay  kaliya 2 kulan.

Steve Spooner aya noqon doona tabare ku meel gaar, asago ku hogamin doona ciyaraha sosocda. sidoo kale waxa jira warar  sheegaya  inay Frank  Lampard uu magacabi doonan mamulaha cusub ee kooxda.
 

Post a Comment

0 Comments