Pep Guardiola ayaa sheegay in ciyaartoyda Manchester City muujiiyeen rabitaan ah inay noqdaan kuwa uu tartaamya horyaalka. Kooxda pep aya guul ka gaartay Newcastle kulan ka tirsaana Premier league sabtidii lasoo dhaafay.
Ciyaarta ayaa kuso idlatay 3-2 oo ay guushu ku raacday kooxda Manchester City, Newcastle ayaa sifican uu ciyaartay balse nasiib daro ciyaarta wa laga badiyay.
Kevin De Bruyne oo ciyaarta badal kusoo galay ayaa dhaliyay goolka barbardhaca aha, waxana uu cawiye ka aha goolka guusha ee Citizens, Guardiola ayaa sheegay in ay ciyaartoyda Machester City muujiiyeen balanqad ah inay ku guuleysan karan koobkodi shanad oo xiriir ee horyaalka Premier League.
Pep aya hadaladisa waxa kamid aha " Runti taasi aad ayey uu ficnayd, mararka qaarkod waxa u roon in ay sidaas ku guulaysato kooxda, ayuu uu sheegey", BBC Sports.
"Waxay ii tuseen inay halkas joogan, si ay u dagaalaman ila dhaamadka inay doonayan inay si haystaan horyaalka,
Manchester City aya fadhiida booska labaad ee horyaalka Premier League, Waxaana ay heystaan 43 dibcood, waxayna laba dibcood ka dhambeyaan Liverpool oo hoogamineysa horyaalka. Sidoo kale waxa booska sadeexad fadhiida kooxda Aston villa.
Manchester city aya sida lawada oog yahay si xiriir ah uu qadaay horyaalka Premier League afarti saano ee lasoo dhaafay, waxayna dhigeen tarikh lama arkan ah oo an hor u soo maarin Premier league. Hadi ay sanaadkan qadaana waxay ka dhigan tahay midqoodi shanaad oo xiriir ah.
0 Comments