Sida qof walpo oo kubada cagta tageero uu og yahay Ivan Tony aya loo arka in uu kamid yahay weeraryahanada ugu ugu fiican Premier League, hadi Usan kamid ahayn ku ugu fiican addunka. Wararka qaar aya sheegaya inay Arsenal iyo Chelsea ay yahin labada kooxod ee si xoogan uu xiiseynaya weeraryahanka.
Tony aya garoomda ka maqnaa muudo 6 ila 7 bilood ee uu dhambeeyay sababo la xidhiidha ganax ay FA-gu siiyeen, taas oo kusabsaneyd sharad dhigashada ciyaar malmeedka ee kubada cagta [Betting]. Lakiin sida lagu soo waraamayo Ivan aya gooromada ku laban doona kulamadaa soo socda.
Kooxda Arsenal aya xiiseynesay saxiixa weeraryahanka muudo dheer, lakiin waxa dhawaan lolanka kula soo biiray kooxda ay xifaaltamaan ee Chelsea, waxayna soo bandhigtay xiisaheeda ku aadan saxiixa weeraryahanka.
Ivan Tony aya guud ahan dhaliyay 20 gool xilli ciyaareedkii hore, tas oo ka dhigan in ka badan goolasha ay dhaliyeen weeraryahanada kooxaha Chelsea iyo Arsenal xilli ciyaareedkii hore.
Si kastaba ha ahate, tarabaraha kooxda Brentford ayaa rabo in uu hor istaago tagitanka Ivan Tony, sidu uu ku sheegay shirkiisa jaraa'id. Isaga oo ka hadlay bixitanka weeraryahanka, mamulaha aya yiri "add bay u caddahay ma doonayo inaan sii daayo.
"Waxan raba inaan sii haysto ila inta ay surtagaalka tahay, wa inta kaliyah oo an niiyada ku haayo. Waxa kaliya oo dirada saarayo aya ah inan uu diiyaariyo ciyaarta soo socota ee Nottingham Forest".
Ivan ayaan weli ka hadliin wax ku sabsan mustaqbalkisa, marka laga reebo warbixinada hadaalkooda. Lakiin waxa laga yaba inuu xagaagan baaxo u rabitanka Arsenal iyo Chelsea sii socdo.
0 Comments